Almaas Furniture and Decoration

Almaas Furniture and Decoration Furniture and Decoration

26/08/2026

Bedroom Interior πŸ›Œβœ¨
Completed βœ…πŸ”₯

Together 🀝 Alfiya Interior Decoration

07/08/2026

Wait a while 🀌

Something is cooking πŸ‘€πŸ”₯

With 🀝 Alfiya Interior Decoration

07/08/2026

Are you ready πŸ‘€πŸ”₯

Let’s go 🫲

With 🀝 Alfiya Interior Decoration.

05/08/2026

Stay tuned πŸ€ŒπŸ‘€

Something is cooking πŸ”₯

With 🀝 Alfiya Interior Decoration

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AHWaxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan macaamiisheena in Almaas Furniture & Decoration ay d...
03/08/2026

πŸ“’ OGEYSIIS MUHIIM AH

Waxaan si farxad leh ugu wargelinaynaa dhammaan macaamiisheena in Almaas Furniture & Decoration ay dhawaan soo bandhigi doonto App-keeda rasmiga ah.

App-kan waxaa loogu talagalay inuu kuu fududeeyo helitaanka dhammaan adeegyada shirkaddu bixiso, meel kasta iyo waqti kasta.

App-ka waxaad ka heli doontaa:

* 🏠 Daawashada adeegyada shirkadda.
* πŸ–ΌοΈ Bandhigga mashaariicda iyo shaqooyinkii aan qabannay.
* πŸ’¬ Inaad si toos ah noola soo xiriirto.
* πŸ“… Qabsashada ballan (Booking).
* πŸ’° Dalbashada qiimeyn (Request Quote).
* πŸ’³ Bixinta lacagta adeegyada gudaha app-ka.
* πŸ”” Helitaanka ogeysiisyada iyo adeegyada cusub.

Waxaan ku dadaaleynaa inaan macaamiisheena u fududeyno helitaanka adeeg tayo leh, si casri ah oo degdeg ah.

La soco boggeenna! Waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa taariikhda rasmiga ah ee app-ka la soo bandhigayo iyo sida loo soo dejisan karo.

Almaas Furniture & Decoration
Qurxin. Naqshadeyn. Tayo & Kalsooni

Modern Tv point✨Haddii aad doonayso inaan kuu qurxino gurigaaga ama goobtaada ganacsi.Nagala soo xiriir:πŸ“žWhatsApp: 06146...
01/08/2026

Modern Tv point✨

Haddii aad doonayso inaan kuu qurxino gurigaaga ama goobtaada ganacsi.

Nagala soo xiriir:

πŸ“žWhatsApp: 0614664084
πŸ“Location: Mogadishu

πŒπ¨π¨ππ›π¨πšπ«ππŸ“‘πˆπ§π­πžπ«π’π¨π« πƒπžπ¬π’π π§-ka marka la joogo, Moodboard waa loox ama bandhig muuqaal ah oo lagu soo ururiyo fikradaha naq...
24/06/2026

πŒπ¨π¨ππ›π¨πšπ«ππŸ“‘

𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐒𝐨𝐫 πƒπžπ¬π’π π§-ka marka la joogo, Moodboard waa loox ama bandhig muuqaal ah oo lagu soo ururiyo fikradaha naqshadeynta si loo muujiyo muuqaalka iyo natiijada (style & result) la doonayo ka hor inta aan mashruuca la fulin.

πŒπ¨π¨ππ›π¨πšπ«π-ku muxuu ka kooban yahay?
1.🎨 Color palette (midabbada la adeegsanaayo)
2.πŸͺ΅ Materials (alwaax, marble, gypsum, iwm.)
3.πŸ›‹οΈ Furniture references (sofa, miis, kuraas)
4.🧡 Textures iyo fabrics (dhar, daahyo, roogag)
5.πŸ’‘ Lighting ideas (nalalka)

πŒπ¨π¨ππ›π¨πšπ«π-ku wuxuu ka caawiyaa naqshadeeyaha iyo macmiilka inay si cad u arkaan fikradda mashruuca ka hor inta aan la bilaabin fulinta, taasoo yareyneysa khaladaadka isla markaana fududeysa go’aan qaadashada.

Address

Mogadishu
Banadir
0

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almaas Furniture and Decoration posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category