Kaafi Gypsum and Decoration

Kaafi Gypsum  and Decoration Kaafi Decoration company

Adeegyo ay shirkadu usoo kordhisay markay eegtay macamisheda iyo baahida loo qabo adegyadan dhagaysatayna cabashada dad ...
19/07/2026

Adeegyo ay shirkadu usoo kordhisay markay eegtay macamisheda iyo baahida loo qabo adegyadan dhagaysatayna cabashada dad waynaha iyo adeegyadan baahida ay uqaban

16/07/2026

Marshuuc shirkadu fulinayso oomaraya face kii sadexaad naqshadaynta iyo jarida laydhka iyo gelintaba

Macmiil laydh naqshadleh oo qorshe leh hadii iyo qurux tayo leh hadad rabto kaafi Decoration company nala soo xidhiidh

11/07/2026

Marshuuc si casriya loo naqshadeyay loo sameyay
Naqshaduhuna yihiin kuwii casrigii ugu danbeyay

Shirkada kaafi Decoration company aykawado casimada gobolka awdal boorama gar ahaan xafada sheekh cisman

Oo maraya wejigii labad oo ah gabo gabada iyo gunanadka borojec

10/07/2026

Go aanka ay enginer ka shirkadu qateen waa inay dadkooda wax kutaran cilmiga ay barteen bulshada ugu shaqeyan dhalin yartana inan

Xirfado ay kushaqaytan barno ayaa naga go an hamogan kaafi Decoration company

🕌 Jimce Mubaarak – Kaafi Decoration​Macaamiisheena sharafta leh iyo shaqaalaha hawlkarka ah ee shirkadda Kaafi Decoratio...
10/07/2026

🕌 Jimce Mubaarak – Kaafi Decoration
​Macaamiisheena sharafta leh iyo shaqaalaha hawlkarka ah ee shirkadda Kaafi Decoration, waxaan idiin rajaynaynaa maalin Jimco ah oo barakaysan, naxariis iyo nabadgelyo leh.
​Maalintan qiimaha badan awgeed, waxaan Alle ka rajaynaynaa inuu idiin furo albaabada khayrka, barakada, iyo guusha.
​"Jimco Mubaarak dhammaantiin!" ✨

04/07/2026

Shaqooyinka shirkadu fulinayso qayb kamid ah

04/07/2026

Mashruuc dib uhabayn ah ooy shirkadu ufulisay
Maxmiil kamida macaa misdeeda

Gurigagu inuu qurux badnaado guryhaha casrigana la janqaado hadii aad jeclaysatay
Macmiil
Riyadaada waxaa kuu rumaynaysa
Shirkada Kaafi Gypsum and Decoration

03/07/2026

Mashruuc dib uhabayn ah ooy shirkadu kafulinayso casimada Hargaysa

Address

Borama

Telephone

+252634689900

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Gypsum and Decoration posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category