17/05/2026
🏡✨ VILLA ALI – MODERN FAMILY HOME ✨🏡
Ma raadineysaa naqshad guri casri ah oo qurux, raaxo iyo habeyn fiican leh?
Villa Ali waa design si professional ah loo diyaariyey oo leh:
✅ 3 Qol Jiif oo waasac ah
✅ Living Room & Dining casri ah
✅ Jiko modern ah
✅ Green Area qurux badan 🌿
✅ 3D Visualization tayo sare leh
Waxaan kuu sameyneynaa:
📐 Floor Plans
🏠 3D Interior & Exterior Design
🎨 Architectural Visualization
📱 Client-ready Presentations
📩 Hadda nala soo xiriir si laguu naqshadeeyo gurigaaga riyada ah.
👨💻 Designed by: Mohamed Baarsheed