Baytul Jamal

Baytul Jamal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baytul Jamal, Home decor, calamadaha, Hargeisa.

18/11/2025

Muyarado aad u qurux badan oo Sarasota ku soo. Baxaya ❤️❤️ Baytul Jamaal uun baad ka helaysa iyo qiimo jaban

Ku decorate garee guriga Alaab qurux badan ❤️❤️
18/11/2025

Ku decorate garee guriga Alaab qurux badan ❤️❤️

Check out Baytul Jamaal’s video.

12/11/2025
20/08/2025

✨ Qurxinta Gurigaaga Ku Samee Qaab Casri ah! ✨

🏡 Waxaa Soo Socda Dhawaan!

Gurigaagu wuxuu mudan yahay qurux iyo raaxo! Waxaan kuu keeneynaa:

Alaab iyo qalab qurxinta guryaha

Daahyo, roogag iyo muraayado soo jiidasho leh

Iftiin qurxoon iyo agab casri ah
Is diyaari! Dhawaan waxaad heli doontaa adeegyo iyo alaab qurxinta guri oo tayo sare leh.

10/08/2025

Ogeysiis Furitaan – Bayt-Aljamal Qurxinta Guryaha
Bayt-Aljamal Qurxinta Guryaha waxay si rasmi ah u shaacinaysaa furitaanka xarunteeda cusub ee qurxinta guryaha oo ku taalla Calamadaha, agagaarka Somproperty, oo ka soo horjeeda Hotelka Syrian ee magaalada Hargeysa.

Bayt-Aljamal waxay idiin keenaysaa xalal casri ah oo qurxin gudaha ah – laga bilaabo alaabta guriga ilaa naqshadaha gudaha ee quruxda badan.

📅 Maalinta Furitaanka: Waa dhawaan – waxaan shaacin doonaa taariikhda rasmiga ah marka la xaqiijiyo.

La soco wararkayaga si aad u ogaato faahfaahinta. Waxaan rajaynaynaa in aan idin ku soo dhawayno xarunta cusub!

Address

Calamadaha
Hargeisa
WG1

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baytul Jamal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category