Magan Online Market

Magan Online Market Magan is home of new generation desire

Macaamiil is qurxi oo magan waa quruxdaada
27/07/2026

Macaamiil is qurxi oo magan waa quruxdaada

Macaamiil soo dhawoow, waxaan ku keenay safar cusub jewerly set
27/07/2026

Macaamiil soo dhawoow, waxaan ku keenay safar cusub jewerly set

Jewerly set new arrival,safar cusub
27/07/2026

Jewerly set new arrival,
safar cusub

Jewerly new arrival,safar cusub
27/07/2026

Jewerly new arrival,
safar cusub

27/07/2026

Ma doonaysaa inaad ka dhex muuqato munaasabad kasta?
Halkan waxaa kuu yaalla Jewelry Set oo dhamaystiran, kana kooban:
 Faraanti
 Katiinad
 Jijin
 Dhago
✔️ Naqshad casri ah oo soo jiidasho leh
✔️ Tayo sare leh
✔️ Ku habboon aroosyada, xafladaha, hadiyadaha iyo isticmaalka maalinlaha ah
🎁 Hadiyadda ugu quruxda badan ee aad naftaada ama qof aad jeceshahay siin karto!
📞 Dalbo maanta, tiraduna waa xaddidan tahay.
Nagala soo xariir whatsappka: # 0613334420 ama naga soo wac # 0615930418

22/07/2026

Mar walba u muuqo mid qurux badan oo kalsooni leh!
Ma raadineysaa kabo isku dara raaxo, tayo, iyo naqshad casri ah?
Ku soo dhowow MAGAN Online Market, halka aad ka heli karto kabaha dumarka ee ugu tayada wanaagsan.
👠 Kabo aad ku aadi karto iskuulka iyo Jamacadda marki la furo
👟 Kabaha maalinlaha ah
💎 Naqshado cusub iyo qiimo ku habboon
✅ Tayo sare
✅ Qiimo jaban
✅ Cabbirro kala duwan ka bilaabanaayo 35 ilaa 40
✅ Adeeg degdeg ah
🎉 Dalbo maanta, oo kor u qaad muuqaalkaaga!
📞 Nala soo xiriir hadda: 0615930418
📍 Booqo: MAGAN Online Market
📱 WhatsApp: # # 0613334420
MAGAN Online Market – Quruxda Talaabadaada waxay ka Bilaabataa Halkaan! 👠✨

21/07/2026
20/07/2026

📱 WhatsApp: 0613334420
MAGAN Online Market – Quruxda Talaabadaada waxay ka Bilaabataa Halkaan! 👠✨

23/06/2026

Ma rabtaa inaad quruxdaada hal tallaabo ku kordhiso?"
Hadaba macaamil waxaa lagu keenay dhago bug ama Dahab jibis, Dhagahaan bugta ah ee quruxda badan waxay ku siinayaan muuqaal casri ah, tayo sare leh, iyo dhammaystir ku habboon munaasabad kasta.
# Ku habboon aroosyada, xafladaha, shaqada, ama isticmaalka maalinlaha ah.
# Naftaada hadiyad u iibso ama qof aad jeceshahay ugu deeq.
# Dalbo maanta, si degdeg ah ayaan kuugu soo gaarsiinaynaa.
# Nagala soo xariir numberkan, 61 3334420

Address

Maka Al-Makarama Road, Trepiano Behind Dahabshiil Bank
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Magan Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category