ALOOL Architect

Directions Website

ALOOL Architect Architect "Building the future, brick by brick.
(1)

Mid kamida Nashqadaha aan usamaynay macmiilkaanaga  G+6 Mixed Use Location:jigjigaArea : 336m2 Qaybta Hoose : Pharmacy ,...
11/10/2026

Mid kamida Nashqadaha aan usamaynay macmiilkaanaga

G+6 Mixed Use
Location:jigjiga
Area : 336m2

Qaybta Hoose : Pharmacy ,supermarket , Cafeteria
Qaybta 1aad: men salon and women salon
Qaybta 2aad: Restaurant, offices
Qaybta 3aad : 6 bedrooms and Reception one room is suite room
Qaybaha kale : 7 bedrooms one of the is suite room

Mashruucan  oon Unashqadaynay Mid kamida macaamiishanaga  Goobta :Jigjiga Mashruuca :Guri deegaan ahQaybta hoose : waxay...
22/09/2026

Mashruucan oon Unashqadaynay Mid kamida macaamiishanaga
Goobta :Jigjiga
Mashruuca :Guri deegaan ah

Qaybta hoose : waxay ka koobantahy
*Fadhi wayn oo wata qayb tii cuntada iyo Jiko isu furan hadana kala dad ban
*qol oo jiif ah iyo fadhi yare ,suuli Guud.

Qaybta sare
*Gurigii Reerka (Jiifka ) suuligiisii iyo qaybtii dharka
*Sadex qol oo jiif ah
*Suuligii guud
Iyo adeegiisii kaleba

+πŸπŸ“πŸπŸ—πŸπŸ—πŸ’πŸ•πŸ”πŸŽπŸπŸ–

08/09/2026

Waxaan kala shaqaynay xafiiskaaas Nashqada iyo dabagalkaba

21/08/2026

Goobta : Gode ethiopia
Mashruuca : G+5 Hooy jiif ah
Qaybta hoose: Cafe ,supermarket and reception
Shanta fooq ee kale waa hooy jiif ah kana kooban 9 qol oo jlif ah
7qol waa qolal jiif caadi ah meshii labiska suuligii iyo barxadisii wata iyo miiskagii shaqada iwm mid kamid ahna waxaa udheer fadhi iyoo goob nasasho
Ka kalena waa laba jiif iyo fadhi

+πŸπŸ“πŸπŸ—πŸπŸ—πŸ’πŸ•πŸ”πŸŽπŸπŸ–
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.

24/07/2026

Waxaa gabo-gabo maraya naqshadayntii iyo dib-u-habeyntii (decoration) Maxkamadda Guud ee Shareecada.
Muuqaalka hoose waxa uu muujinayaa qaabka casriga ah ee loo qorsheeyay in laga dhigo xafiisyada maxkamadda, iyadoo ilaa hadda la dhammeystiray ku dhowaad 95% hawsha guud.

Tani waxay ka tarjumaysaa dadaalka lagu horumarinayo adeegyada garsoorka shareecada, bilicda goobaha shaqada, iyo abuurista jawi ku habboon caddaaladda, nidaamka iyo adeeg hufan oo bulshada loo fidiyo.

Dib u qurxin .

15/07/2026

Ground floor Gym
Each floor 2 apartments

10/07/2026

ARCHITECTS: ALOOL ARCHITECT
CLIENT: MINISTRY OF AGRICULTURE AND IRRIGATION OF JUBALAND

01/07/2026

Architects : Alool architect

Client : dhig & Lool Engineering consultant

Owner: Gode Administration

03/06/2026

4 bedroom s master bedroom with bath room 2 common bath rooms living and dining room ,kitchen

Address

Jijiga
0000

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ALOOL Architect posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share