Alpha industries

Call Directions Contact the business

Alpha industries Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alpha industries, Interior design studio, Garoowe.

We uphold the highest standards of professionalism, integrity, and quality in every project we undertake, bringing elegance and durability to every space we touch.

JUMMA MUBARAKMay Allah bless you with peace, mercy, happiness, and endless barakah on this blessed Friday.May your praye...
08/10/2026

JUMMA MUBARAK
May Allah bless you with peace, mercy, happiness, and endless barakah on this blessed Friday.
May your prayers be accepted, your heart be filled with peace, and your days be guided with blessings and success.
ALPHA INDUSTRIES

πŸ›‹οΈ Raaxada aad mudan tahay, naqshadda gurigaaga qurxinaysa. ✨Alpha Industries waxay kuu soo bandhigaysaa fadhigan casrig...
07/10/2026

πŸ›‹οΈ Raaxada aad mudan tahay, naqshadda gurigaaga qurxinaysa. ✨
Alpha Industries waxay kuu soo bandhigaysaa fadhigan casriga ah oo isku daraya raaxo, qurux iyo tayo sare. Naqshaddiisa elegant-ka ah iyo midabkiisa deggan waxay si qurux badan ula jaanqaadayaan gurigaaga.
πŸ’Ž Premium Quality
✨ Modern & Elegant Design
πŸ›‘οΈ Strong & Durable
🏠 Perfect for Your Home
πŸ“ Garowe – Spaghetti Road
πŸ“ž 907 477 603 | (90) 5538982
πŸ’™ ALPHA INDUSTRIES β€” Your Home, Our Priority.

πŸ›οΈ Ku seexo raaxo, kuna noolow qurux! ✨Alpha Industries waxay kuu soo bandhigaysaa sariiro casri ah oo isku daraya qurux...
06/10/2026

πŸ›οΈ Ku seexo raaxo, kuna noolow qurux! ✨
Alpha Industries waxay kuu soo bandhigaysaa sariiro casri ah oo isku daraya qurux, raaxo iyo tayo sare. Naqshad premium ah oo qolkaaga jiifka siinaysa muuqaal heer sare ah.
πŸ’Ž Premium Quality
✨ Elegant & Modern Design
πŸ›‘οΈ Strong & Durable
🏠 Perfect for Your Home
πŸ“ž 907 477 603 | (90) 5538982
πŸ’™ ALPHA INDUSTRIES β€” Your Home, Our Priority.

πŸ›‹οΈ Gurigaaga sii muuqaal casri ah oo raaxo leh!Ku qurxi qolkaaga fadhiga Alpha Industries Modern Furniture β€” naqshad qur...
04/10/2026

πŸ›‹οΈ Gurigaaga sii muuqaal casri ah oo raaxo leh!
Ku qurxi qolkaaga fadhiga Alpha Industries Modern Furniture β€” naqshad qurux badan, raaxo sare iyo tayo loogu talagalay inay muddo dheer ku adeegto.
✨ Modern & Elegant Design
πŸ’Ž Premium Quality
πŸ›‘οΈ Strong & Durable
🏠 Perfect for Your Home
πŸ“ Garowe – Spaghetti Road
πŸ“ž 907 477 603 (90) 5538982
πŸ’™ ALPHA INDUSTRIES β€” Your Home, Our Priority.

01/10/2026

hadaba macmiil pageka follow saaro si aad oga mid noqoto guulaystayaasha

27/09/2026

Always customer kaa saxan markuu boss ku ku dhaho
(90)7477603-(90)5538982

waa xiligii aad gurigaaga ka dhigi lahayd mid casri ah oo qurux badan? Alpha Industries waxay kuugu deeqaysaa sariiro iy...
15/09/2026

waa xiligii aad gurigaaga ka dhigi lahayd mid casri ah oo qurux badan? Alpha Industries waxay kuugu deeqaysaa sariiro iyo agabyo guri oo loogu talagalay inay noloshaada mid ka wanaagsan ka dhigaan (Modern Furniture for a Better Living).

Maxaa ka dhigaya Alaabtayada Mid Gaar ah?

πŸ’Ž (Premium Quality): waxa Loo sameeyay si qaab casri ah.

πŸ›‹οΈ Naqshad Casri ah (Modern Design): Midab caddaan ah iyo naqshado aad u qurxoon.

πŸ›‘οΈ Awood & Waarid (Strong & Durable): Agab adag oo sannado badan ku baaqi ah.

πŸ“ž Naga Soo Wac

πŸ“± Telefoon: (90) 7477603 | 905 538 982

πŸ“ Goobta: Garowe, Spaghetti Road

Alpha Industries Your Home, Our Priority! 🌟

13/09/2026

hadaba soo dalbo macmiil adaa ka dhiman un e
(90)7477603 / 905 538 982

06/09/2026

yaan lagaaga hormarin macmiil hada dalbo hada hel
(90)7477603-(905 538 982

05/09/2026

so dhowaada macmiil o dalbo aqalka kan aadka u quruxda badan
(90)7477603 / 905 538 982

Address

Garoowe
1212

Telephone

+252905538982

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alpha industries posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alpha industries:

Shortcuts

Share