AlHayat Furniture

Directions Website Contact the business

AlHayat Furniture Home furniture, office furniture and home decoration.

24/08/2026

Adigu Xageed ka bilaabi lahayd iibsashda Alaabta Gurigaaga ?

Nagala soo xidhiidh WhatsApp : 034044669

16/08/2026

funny challenge

02/08/2026

funny Hiding Challenge , comment ka nagula wadaag cida aad taageerayso .

Raali galin ,Dhamaan macamiisha AL- Hayaat furniture ee Halkan Nagaga xidhan  !....  Cillad farsamo Awgeed Waxanu dib us...
21/07/2026

Raali galin ,Dhamaan macamiisha AL- Hayaat furniture ee Halkan Nagaga xidhan !....
Cillad farsamo Awgeed Waxanu dib usoo saarnay Guulaystaha Rasmigaa ee sadaasha ciyaarta , Kaasi oo buuxiyay shurudihii laga Rabay waxanan ka codsanynaa inuu sida ugu dhakhsaha bada noola soo xidhiidho. waxa naga go'an Caddaalad inay ku dhammaato waxkasta oo an bulshada la wadaagno , Mahadsanidiin dhamaantiin.
Nagala soo xidhiidh: 0634044669 | 0634426103

18/07/2026

πŸ†βš½ SADAALI KOOBKA ADUUNKA OO KU GUULEYSO $50! πŸ’΅πŸ”₯

Ma taqaan kooxda ku guuleysan doonta Koobka Adduunka? Hadda waa fursaddaadii!

πŸ“Œ Si aad uga qayb gasho:

βœ… Follow garee page-ka
βœ… Share garee post-kan
βœ… Mention garee 3 saaxiibadaa comments-ka

🎯 Qor kooxda aad u malaynayso inay ku guuleysan doonto Koobka Adduunka.

⏳ Ha seegin fursaddan! Ka qayb gal hadda oo nasiibkaaga tijaabi.

14/07/2026

xiniiyo yeelo oo xaajiyadaada Al _Xayaat uga Adeeg πŸ˜„

Nagala soo xidhiidh whatsApp 0634044669.

24/06/2026

Gurigaagu wuxuu mudan yahay fadhi ka tarjumaya quruxdiisa.

Waxaa noo soo degay fadhiyaal cusub oo leh nashqado kala duwan, raaxo leh, isla markaana ku habboon guri kasta.

✨ Nashqado casri ah
✨ Tayo lagu kalsoon yahay
✨ Midabyo iyo qaabab kala duwan

Maanta dooro fadhiga kuu gaar ah, kana dhig gurigaaga meel qof walba jeclaado.

Nala soo xidhiidh si aad u hesho xog dheeraad ah.
πŸ“ž 0634426103
WhatsApp:0634044669
γ‚š

Dhamaan macamiisha  AL-HAYAAT FURNITURE waxan Ogaysiinaynaa in safarkii Cusbaa ee bishan june uu ina soo gaadhay ,Hdaba ...
11/06/2026

Dhamaan macamiisha AL-HAYAAT FURNITURE waxan Ogaysiinaynaa in safarkii Cusbaa ee bishan june uu ina soo gaadhay ,Hdaba nagala soo xidhiidh whattsap: 0634044669
γ‚šviralγ‚· γ‚š

Haddii aad tahay aroos cusub qolkee baad ugu hor qurxin lahayd gurigaaga?Hadaa Guursatayna Nala wadaag qolkaad ugu Horay...
09/06/2026

Haddii aad tahay aroos cusub qolkee baad ugu hor qurxin lahayd gurigaaga?
Hadaa Guursatayna Nala wadaag qolkaad ugu Horaysiisay inaad alaab u iibiso ? πŸ”₯

flollow the page fore more
γ‚š

07/06/2026

time challenge xiiso badanπŸ”₯ γ‚š

Address

Gobonimo Market, Opp. Radio Hargeisa, 26 June District
Hargeisa
SOMALILAND

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:30
Tuesday 08:00 - 20:30
Wednesday 08:00 - 20:30
Thursday 08:00 - 20:30
Saturday 08:00 - 20:30
Sunday 08:00 - 20:30

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AlHayat Furniture posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AlHayat Furniture:

Shortcuts

Share