30/07/2026
π΅ ADEEGSAME GLOBAL
We source from global markets.
π’ OGAYSIIS MUHIIM AH
Waxaan ugu bishaaraynaynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, in ADEEGSAME GLOBAL uu idiin diyaariyey adeeg casri ah oo fudud β "Ii Soo Iibi"!
Hadda waxaad si kalsooni leh uga dukaamaysan kartaa dhammaan suuqyada caalamka, adigoo aan gurigaaga ka bixin. Annaga ayaa kuu soo iibinayna alaabta aad doorato, waxaana kuugu soo rari doonnaa si degdeg ah, ammaan ah, iyo qiime jaban.
Waxaan kuu soo iibinnaa:
ποΈ Fadhiyo ποΈ Hurdooyin π Qalabka Baabuurta (Spare Parts) π Qalabka Beeraha ποΈ Qalabka Dhismaha π¦ Iyo alaabo kale oo badan oo aad u baahan tahay
Maxaad noogu dooranaysaa?
βοΈ Alaab tayo sare leh
βοΈ Qiime macquul ah
βοΈ Soo rarid degdeg ah oo ammaan ah
βοΈ Adeeg lagu kalsoonaan karo
βοΈ Dalab fudud oo ka yimaadda meel kasta oo dunida ah
β¨ Kobci ganacsigaaga, kana dalbo alaabta aad u baahan tahay adigoo ku kalsoon ADEEGSAME GLOBAL.
π©· Nala Soo Xidhiidh
π 0638025979
π 0638190225
π ADEEGSAME GLOBAL