Dheef iyo dhadhan

Dheef iyo dhadhan Dheef iyo Dhadhan waa buug kaa caawinaaya barashada cunta karinta

28/02/2024

Mushaarida /boorashka
Waxyaabaha ugu fiican ee laga shiido iyo qiyaaasta

🎈Mushaarida waa cunto fudud oo hadana nafaqo u leh caruurta iyo dadka waaweyn cuntadana way furtaa

🍁Markaa tago makiinadaha lagu shiido raashinka waxaa arkaa dad makiinada ka shiidanaya mushaari kuna daraya Baasto/Buskud/Bariis iyo wax lamida markaa weydiiyo sababta ay ugu darayaan waxay ii sheegaan inay u sameynayaan ilmo yar ama qof waayeel ah ama hooyo umul ah ayna rabaan inay wax nafaqo leh ugu daraan

🚫hadaa rabtid cunto nafaqo leh waa inaa ka fogaataa wax walba oo warshad soo maray sida buskudka iyo waxyaabaha marwalba la cuno sida bariiska.

✅Hadaa mushaari shiidaneysid waxaa fcn in aad ka shiidatid waxyaabo dabiici ah sada qamadiga/sareenka ,mazagada/haruurka, galeyda, misirta.
Waxaa kaloo ku dari kartaa salbukada/digirta cagaaran, xulbad ,filfisha, Heyl I.W.M

QIYAASTA
Qiyaaasta waxaa badisaa qamadiga/mazagada
Waxaa yareysaa kuwa kalarka leh ama urta goonida leh sida sida digirta cagaaran iyo xulbada

Qoraalka waxaa qoray 2020 video waxaa duubay 2023 dhamaadkeedii

Hadaysan ilmaha kuu cunin mushaarida waxaa ugu dari kartaa canjeerada,muufada,doolshaha

✍Waxaa qoray Jikadaplus nutrition
🔴SHARE 👍LIKE ✉COMMENT

17/11/2023

Cabitaan caloosha nadiifinaayo (green detox juice)

17/11/2023

Mayooneys sida guriga loogu sameeyo (homemade Mayonnaise)

17/11/2023

Saliid timaha u fiican (rosemary fenugreek oil )
Guriga ku sameyso Saliid timaha kuu bixineyso
Jajabka iyo daadashada kaaga bi'ineyso
Dhaldhalaalna timaha kuu siineyso

Ma jeceshahay barashada cunta Karinta?Buuga barashada cunta Karinta Dheef iyo dhadhan Waxaa ku qoran 72 nooc cuntooyin i...
17/11/2022

Ma jeceshahay barashada cunta Karinta?

Buuga barashada cunta Karinta Dheef iyo dhadhan

Waxaa ku qoran 72 nooc cuntooyin iskugu jira cuntooyinka caalamiga cuntooyinka dalka macmacaan dhamaan si fudud loo sharxay ku qoran afsoomaali

Buuga daabacan oo original ah waa $8
Buuga bdf kiisa waa $4

Mogadishu hadaa joogtid waxaa ka heleysaa baar ubax xareed daabacaada Yalax Print
Waxaa kaloo laguugu keenaa gurigaada

Magaalalooyinka kale waa udhiibnaa qofkii soo dalbado

Kasoo dalbo WhatsApp 0612667729

Address

Mogadishu
00000

Telephone

+252612667729

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dheef iyo dhadhan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dheef iyo dhadhan:

Share