Shakir Foam

Call Directions Website Contact the business

Shakir Foam Official page of Shakir Foam Factory Kusoo dhawow Pageka rasmiga ah ee Warshadda Isbuunyada Shakir

Gurigaaga cusub u door joodariga Sweet Dream ee Shakir Foam, si habeenkaagu u noqdo mid nasasho leh.
10/10/2026

Gurigaaga cusub u door joodariga Sweet Dream ee Shakir Foam, si habeenkaagu u noqdo mid nasasho leh.

Waxaa sharaf noo ah inaan ku guuleysannay Abaalmarinta Tayada Qaranka 2026, oo ay soo qabanqaabisay  Somali Bureau of St...
10/10/2026

Waxaa sharaf noo ah inaan ku guuleysannay Abaalmarinta Tayada Qaranka 2026, oo ay soo qabanqaabisay Somali Bureau of Standards

Guushani waxay noo suuragelinaysaa inaan Soomaaliya ku matalno tartanka Abaalmarinta Tayada dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika oo ka dhici doona Caasimada Kigali ee dalka Rwanda.

07/10/2026

War farxad leh!

Dhammaan joodariyada iyo barkimaha Shakir Foam ku hel 20% qiimo-dhimis ah inta uu socdo bandhigga Somsouk Expo 2026, oo ka dhici doona Dream Garden, Tarabuunka, 11–13-ka Oktoobar 2026.

Waxaan qayb ka nahay bandhigga ganacsiga iyo hal-abuurka ee Somsouk Expo 2026. Waxaan halkaas idiinkugu soo bandhigaynaa...
03/10/2026

Waxaan qayb ka nahay bandhigga ganacsiga iyo hal-abuurka ee Somsouk Expo 2026. Waxaan halkaas idiinkugu soo bandhigaynaa badeecooyinkeenna, waxayna macaamiisheennu heli doonaan fursad ay si dhow ugu bartaan, ugana doortaan kuwa ku habboon baahidooda.

joodariga Galaxy ee Shakir Foam ku dooro adkaysi iyo tayo aad ku kalsoonaan karto.
30/09/2026

joodariga Galaxy ee Shakir Foam ku dooro adkaysi iyo tayo aad ku kalsoonaan karto.

Barkinta Habeen Wanaagsan waxay taageertaa madaxaaga iyo qoortaada si aad habeenkaaga ugu seexato si wanaagsan.
28/09/2026

Barkinta Habeen Wanaagsan waxay taageertaa madaxaaga iyo qoortaada si aad habeenkaaga ugu seexato si wanaagsan.

Five Star waa joodari kugu habboon tayadiisuna muddo dheer sii jirto.
26/09/2026

Five Star waa joodari kugu habboon tayadiisuna muddo dheer sii jirto.

Sawirrada qeybta 2-aad ee SOMPEX 2026Bandhiggu wuxuu noo ahaa fursad aan dadweynaha ugu soo bandhigno badeecada Shakir F...
23/09/2026

Sawirrada qeybta 2-aad ee SOMPEX 2026

Bandhiggu wuxuu noo ahaa fursad aan dadweynaha ugu soo bandhigno badeecada Shakir Foam, ugana jawaabno su’aalahooda

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan intii nagu soo booqatay goobteenna.

Waxaan ka qaybgalnay Bandhigga SOMPEX 2026, halkaas oo aan ku soo bandhignay Badeecooyinka ay Soo saarto Warshada Isbuun...
23/09/2026

Waxaan ka qaybgalnay Bandhigga SOMPEX 2026, halkaas oo aan ku soo bandhignay Badeecooyinka ay Soo saarto Warshada Isbuunyada Shakir sidoo kalena aan kula kulannay dadweynihii iyo ganacsatadii soo booqday bandhigga.

Waxaan ku faraxsan nahay inaan ka qaybgalno Bandhigga SOMPEX 2026, oo kulminaya shirkadaha hormuudka u ah wax soo-saarka...
21/09/2026

Waxaan ku faraxsan nahay inaan ka qaybgalno Bandhigga SOMPEX 2026, oo kulminaya shirkadaha hormuudka u ah wax soo-saarka dalka laguna soo bandhigayo hal-abuurka iyo horumarka warshadaha Soomaaliyeed.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252611111126

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shakir Foam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shakir Foam:

Shortcuts

Share