04/03/2025
BADQABKA WAA AHMIYADA KOOWAAD DHISMAHA: WinBlock -Somalia
( BADBAADI CARUURTADA & BULSHADA KALE )
Shabaqa Badqabka Dhismaha oo Turki ah ,oo aad u adag aan isbadaleyn.
๐๐ป What is Winblock?Muxuu yahay shabaqa Badqabka Winblock?
โ Waa shabaq bir adag(protective steel net system) kaasi oo ka ilaalinaya caruurta & dadka kale in ay kasoo dhacaan daaqadaha iyo balkoonada guriga,una ah difaac adag.
โ Wuxuu ku haboon yahay dhamaan cabirada daaqadaha & balkoonada dhismooyinka kala duwan.
โ Wax caqabad ah kuma aha xiritaanka & furitaanka daaqadaha kala duwan,iyo balkoonada.
โ Waa shabaq adag,badbaadiya ah,aan lagu goyn karin mindi mise sakiin,misena xami kara culeys badan.
โWuxuu celin karaa,misena qaadi karaa culeys gaaraya 250kg- kiilogaraam ,wuxuuna soo maray tijaabo cilmi ee aduunka ah.
โWaa noocii shabaq badqab ugu horeeyay duni la adeegsada noociisa oo kale,misena aan isbadalin cimilo kasta.
โWaxaa loo isticmaali karaa Daaqadaha PVC,Almunium ka ,Alwaaxyada,Muraayadaha,daaradaha sare & Balkoonada .
โ โShirkada Hogaan Group waa shirkadii ugu horeysay keenta shabaqa noocaani dalka Soomaaliya,gaar ahaan Caasimada Muqdisho...Hadaba ka fikir misena ilaali badqabka bulshadaada.
WIXII FAAHFAAHIN & WARBIXIN KALA SOO XIRIIR CINWAANADA.
mar walba wehel ka dhigo...Tayo & Adeeg sare.๐
Xafiiska : VIA ceel gaab..suuq yaraha xamar jajab.
Contacts : 0614 787827 / 0624787825 /86 92 40
E-mail : [email protected]