Bukaan Bile Specialist Hospital

Call Contact the business

Bukaan Bile Specialist  Hospital BUKAAN BILE
HOSPITAL

La tasho dhakhtar si loo ogaado sababta dhibaatada calooshaada, loona helo daryeelka ku habboon.
22/09/2026

La tasho dhakhtar si loo ogaado sababta dhibaatada calooshaada, loona helo daryeelka ku habboon.

22/09/2026

Bukaan Bile Specialist Hospital — Halka daryeelku ka bilaabmo.

WARGELIN MUHIIM AH!Bukaan Bile Specialist  Hospital wuxuu qabanayaa olole qalliimo indhaha oo lacag la’aan ah, si bulsha...
22/09/2026

WARGELIN MUHIIM AH!

Bukaan Bile Specialist Hospital wuxuu qabanayaa olole qalliimo indhaha oo lacag la’aan ah, si bulshada loogu fududeeyo helitaanka adeegyada caafimaad ee indhaha.

Haddii adiga ama qof aad taqaan uu u baahan yahay qalliin indhaha ah, ka faa’iidayso fursaddan oo la xiriir isbitaalka.

📍 Goobta: Sanco, kasoo horjeedka Ex-Baanaraama
📞 Kala xiriir:
+252 615 545 707
+252 614 492 955

qeebta afka iyo ilkaha waxaad kaheleysa adeeg yadaan
20/09/2026

qeebta afka iyo ilkaha waxaad kaheleysa adeeg yadaan

jumca mubarak
17/09/2026

jumca mubarak

Haddii aad tahay qof la dhibban dhalmo la’aan, ha quusan!La kulan dhakhtar ku takhasusay arrimaha taranka si aad u hesho...
17/09/2026

Haddii aad tahay qof la dhibban dhalmo la’aan, ha quusan!
La kulan dhakhtar ku takhasusay arrimaha taranka si aad u hesho baaritaan, daaweyn iyo la-talin ku habboon.

14/09/2026

Bukaan Bile Hospital wuxuu diyaar u yahay daryeelka caafimaadka hooyada iyo ilmaha, si ay u helaan adeeg caafimaad oo tayo leh iyo daryeel ku habboon.

13/09/2026

Bukaan Bile Hospital waxaad ka heli kartaa baaritaanka Ultrasound-ka oo tayo leh, sax ah, laguna kalsoonaan karo, si loo ogaado xaaladda caafimaad iyo uurka.

Hel daaweyn iyo baaritaanno indhaha oo dhammaystiran 👁️✨Caafimaadka indhahaaga mudnaanta sii, nagu soo booqo xarunteenna...
12/09/2026

Hel daaweyn iyo baaritaanno indhaha oo dhammaystiran 👁️✨
Caafimaadka indhahaaga mudnaanta sii, nagu soo booqo xarunteenna cafimaad

Address

Mogadishu

Telephone

+252615523347

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bukaan Bile Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bukaan Bile Specialist Hospital:

Shortcuts

Share