01/10/2026
R410A iyo R-GASES tayo sare leh ayaa hadda laga heli karaa RIS Cooling System!
Gaasaska aan hayno
β
R-? Gas β ku habboon noocyo badan oo kala duwan
β
Qalab tayo sare leh
β
Waxqabad wanaagsan oo qaboojin ah
β
Ku habboon rakibid iyo dayactir
β
Qiimo la awoodi karo
Haddii AC-gaagu uusan si fiican u qaboojinayn, ama fridge-ka iyo freezer-ku ay qaboojin waayaan, waxaa laga yaabaa inuu u baahan yahay refrigerant gas ama adeeg dayactir oo sax ah.
π¦ Hadda waa la heli karaa
π° Qiimo jaban oo la awoodi karo
πΈπ΄ Gaarsiin meel kasta oo Soomaaliya ah
π Dalbo hadda ama nala soo xiriir si aad u hesho gaaska ku habboon qalabkaaga.
π WhatsApp Orders:
wa.me/612668427 | wa.me/612888144
π₯ Nagala soco TikTok:
https://shorturl.at/rGCfk
RIS Cooling System β HVAC, AC, fridge iyo freezer spare parts oo tayo leh.