25/07/2026
Tayada Jikadaada Ka Bilow Halka Ugu Quruxda Badan!
Gaashaan Finishing Company waxay kuu soo bandhigaysaa tayo, naqshad casri ah iyo farsamo heer sare ah oo lagu dhiso jikooyin casri ah (Modern Kitchens) oo isku dara qurux, adkeysi iyo adeeg waara. π‘β¨
Waxaan kuu diyaarineynaa:
β
Kitchen Cabinets tayo sare leh
β
Countertops casri ah
β
Naqshad ku habboon gurigaaga
β
Finishing dhammeystiran oo heer VIP ah
Dhiso jikada riyadaada maanta β tayada lama qiyaaso, waa la xaqiijiyaa. π₯
π Location: Bakaaro, Mogadishu, Somalia
π Contact: 0615669672/615016597